2004 ayaa iigu aragti danbeysey Face to Face 😂 markaas waxaa loogu yeerayey
#Dean
@HassanSMohamud and
#xigeenkiisa
@Odowaa! musuq masuq ayey la dagaalamyeen
labadoodba iyagoo isgar taagan Hallka Imtixanadka
#SIMMAD
Waxeyna la hadlayaan ardey Careysan oo anigu aan ka mid ahaa!ixaan 2 Bilood ka hor la galay labo Subject oo ka mid ahaa ha lagu oo dib loo galo, ardeygii aan dib u galina Shahaado ma qaadan doono! 2️⃣ Subject Qish ayey ardeyda qaarkood ku Helene!