#dowladnimada #Somalia ee aan wali
tabareysan ayaa waxey ka cabneysaa
Labo #M/Goboleed ee #PL & #JL iyo #SL oo aan loo tagi karin ilaa kuwani
Toosaan! PL & JL maxey dhib ah oo ay
ku hayaan dowladnimada Somalia 🇸🇴?’
1️⃣ dowladnimada aan heysano kuma qanacsan! Waxa saxdaana ama qaldanPL & JL maamuladoodu ma ogola
In wadanku yeesho Shuruuc iyo kala
danbeyna sida DFS & Maamulada
3️⃣ PL & JL qilaafaad ayey inta badan abuuraa mana ogola in ay kala hadlahaan madaxda DFS! ee waxey jecel yihiin iney beesha Caalamka iyo xalane u dacwoodaan!
4️⃣ PL &JL waxey marar badan sameeyeen DFS iyo dowlado kale markey is qabsadaan mar walba waa diidan iney cadeeyaan mowqifkooda
sidaas oo ay tabeyna wadmadaas ayeyba saaxiib la yihiin!

1
1
98