sundus-ayaanle
sundus-ayaanle @SundusAyaanl
Wasiirka Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Somalia Khadiija Makhzumi ayaa ka qayb gashay Dood-wadaag heersare ah oo ka dhacay guriga UK ee Pavilion oo ay ku wehelinayeen Wasiirada Deegaanka ee Uritania iyo Dhisida u adkaysiga Cimilada iyo Fursadaha Haweenka ayaa lagaga wada hadlay
1 Likes